Qeexid
"ld maandhay."
"ld maandhay."
Wadaag:
Erey qof dheddig ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandha.
u.j
Wadaag:
Erey qof labood ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandhow.
u.j
Wadaag:
Is m.: is afgaranwaayid, isku khilaafid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Gabow awgiis wax la kala garan waayid (qof).
f.mg1
-ay, -day
Wadaag:
M. ah: qof gabow awgiis wax la kala garan waayey.
m.l.kh
Wadaag:
Maalinta la joogo.
M.ta: beriga.
M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.
m.dh
Wadaag:
Cid maankeeda beddelid.
Qof sakhraamin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m.dh
Wadaag:
maasha xi. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.
Wadaag:
Geed miro cas-cas iyo guduudba leh dhala oo la cuno.
Miraha mandharuugga; murcood.
m.l
Wadaag:
Hoore layig ah oo midabka biyaha u eg, jiijiidma oo kala goysyada nafleyda ku jira.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Waxyaaba miyirka qofka lumiya sida khamriga, xashiishka iwm; mukhaddaraad.
m.l
Wadaag: