Qeexid

"ld madow1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madoow oo kali ah:
  • Hiliyaamta waxa la bartey Qorax Madoowaadkii sanadkii 1868 waxaana helay aqoonyahan Cilmi Fallag Faransiis ahaa oo lagu magacaabi jirey Jules Janssen.
  • Shabeelka qaarada Aasiya wuxuu leeyahay xariijimo huruud iyo madoow ah, laakiin noocyada ku nool qaarada Afrika wuu ka midab duwan yahay.