Qeexid

"eeg mal2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malid oo kali ah:
  • Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Yemen ayaa u sheegay idaacada Yemen in Qoxootiga Somalida ah la dajin doono xero ku taala Magaalada Mayfa'a, halkaasoo looga sii qaadi doono Xerada Kharaz oo loo diyaariyay qoxootiga Somalida ah ee Yemen ku sugan.
  • Shirkaan ayay Somalidu si weyn ugu hanweyntahay inay kasoo bixi doonaan qodobbo wax ku ool ah oo looga baxo dhibaatada dalkaan haystay in ka badan 17-sano, ayna u dhamaan lahaayeen dagaallada socda.