Qeexid

"eeg maqlee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqleyn oo kali ah:
  • Haddaan shalay maqleynay dhul keenna ah oo uu gumeysigii Ingiriisku ku wareejiyay Kenya iyo Itoobiya, maanta waxaan u joognaa baddii Soomaaliyeed oo qaar ay soori-qaadday Soomaalina sheeganayaa ay horteenna ku saxiixayaan, Saatirku ha naga samatabixiyee.
  • Xaafada Toowfiiq,Jamhuuriya,Fagax iyo Huriwaa oo dagaalo culus ay ka dhaceen ayaa saakay laga maqleynin wax rasaas ah oo halkaasi ka dhaceysa.