Qeexid

"ld muquunin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maquunin oo kali ah:
  • Arrintani waxay niyad iyo dhabar jabba ku noqotey qaar ka mid saraakiisha sar sare ee dowladda sida Cabdullahi Yusuf oo aaminsanaa in xoog wax lagu maquunin karo.
  • "Wey dhamaatay xiligii baryada iyo wada hadalka, maadaama faraha amniga Muqdisho kasii baxaya waxaan ku qasbanahay inaan xoog ku maquunino cid kasta oo naga hortimaada," ayuu yiri Salaad Cali Jeele.