Qeexid
"ld maliishan."
[-naa, -nayd]
mariishan aa
mariishan ayd
f.mg4"ld maliishan."
Wadaag:
Wax jirro ku raagtay oo tabar dhigay ahaansho. ld mariishan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg maliishan. ld maliishanaansho, mariishanaan, mariishanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm.
Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.
m.l
Wadaag:
(c.fal.) Meerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarka; cirjeex; farraarre.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Mid ka mid ah daloollada loo yeelo aqallada iwm oo ay iftiinka iyo naacawdu ka soo galaan; khalfad.
m.dh
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xarig xooggan soohid.
Wadaan ceel biyo uga dhurid.
Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(fiis.) Dululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna tahay xaddiga atamyada ama molikiyuulada ayaa aad u hooseeya.
m.dh
Wadaag: