Qeexid
"ld marmarsiinyood."
"ld marmarsiinyood."
Wadaag:
Dhismo xeebaha badaha laga dhiso oo doonayaha iyo maraakiibta ku xirato.
Diilliin madow oo iduhu dhexda ku yeeshaan.
m.dh
Wadaag:
Indha farta ku rugasho (qof).
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(f.g) Il wax ku dhaceen farta ku rugid.
(f.mg) Meel hore iyo gadaal ugu socosho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Murqaha luqunta, tun.
Dhagax midabbo badan leh oo derbiyada ama sibirka guryaha lagu qurxisto.
ld marmarid.
m.l
Wadaag:
Cunto, lacag iwm dhammaysasho.
Wax meel ka gudbisasho.
Dufan, rinji iwm ku dhaashasho. 4. Cashar cid ula tegid si loogu akhriyo (qof). 5. Marada ay xirantahay dhexda ka xirasho (haween). 6. Arrin meel gole ah ka caddeysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Nooc halaqa ka mid ah, waabaayo halis ah leh oo dhif iyo naadir loo arko; wed-lasoobax; abris.
m.l
Wadaag:
Sabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar. ld marmarsiino.
m.dh
Wadaag:
Marmarsiiyo sheegid.
Ku m.: wax marmarsiinyo ka dhigasho. ld marmarsoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Ku m.: wax meel daloosha ku khasbid.
Awr koron ah aad u cayilin.
f.g1
Wadaag:
Dhaqdhaqaajinta wax meel la gelinayo aayar loo dhaqdhaqaajiyo.
ld marmaarriyid.
m.l
Wadaag:
Birta geerarka baabuurka bedbeddesha.
Makiinadda geerarka baaburka.
Socod dheer oo ciidanku sameeyaan.
m.dh
Wadaag: