Qeexid

"ld marooqsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marooqsad oo kali ah:
  • Kala qaarnaantaas siyaasadeed waxay ciidanka qalabka sida u sahashay in ay marooqsadaan taladii wadanka.
  • Qodobka kalena waa in talada iyo siyaasadda dalka dib loogu celiyo gacantii shacabka ee xoogga looga marooqsaday.