Qeexid
ld marawaxad.
ld marawaxad.
magac / noun
Dheddig / feminine
Qeexid: marwaxad neefeed m.dh (-dyo ..., m.dh) (tegno.) Neef ka timid cadaadis motoor oo loo adeegsado motoor wax wareejiya.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld marawaxadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld marawaxadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qalab bir, caag iwm ah oo koronto ku shaqeeya, wareegsado oo guriyaha la suro ama meel la saaro oo neecaaw qabow keena.
Qeexid Xigta: Babbis.
Qeexid Kale: Qufac isdabajoog ah; riiraxiyo. ld marawaxo, marwaxad, marwaxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld marawaxad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld maaxasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax babbin.
Qeexid Xigta: Marwaxad wax ku qaboojin. ld marwaxadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg marawaxadi. ld marwaxadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l/-saliix, m.dh) Dan, faa'iido. ld maslaxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Masaaxo; bed.
Qeexid Xigta: Tirtire; goome.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: waxad waxad m.dh Hanti aabbe siiyo ilmihiisa midkood.
m.l
Qeexid: ld marasho2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweeney la qabo oo sumcad fiican ku leh dadka dhexdiisa; gaari.
Qeexid Xigta: Haweenay.
Qeexid Kale: ld murwo (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.fk
Qeexid: Markastaba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: ld murwee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ddo/-dyo, m.dh) Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld marasasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Xarunta baska tareenka iwm ka baxaan loogana dego.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld murweyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]