Qeexid

"ld masaafir1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaafur oo kali ah:
  • Nasiibdarose, markii la ogaaday in SylvesterII uu ahaa muslim ayaa Vatikaanka Roma waxay go'aan ku gaareen inay ka eryaan jagada oo la masaafuriyey.
  • C/raxiin Ciise oo sheegtay inuu yahay afhayeenka maxkamaddaha Islaamiga ee Jowhar ayaa wacad ku maray in Shareecadda Islaamka ay la tiigsan doonaan kooxaha burcadda ah ee dhibaatada u geysanaya dadka masaafurka.