Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
masee
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
Fal / verb
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masee oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `masee`
mase
Qeexid
ld mise 1. Laba wax ama ka badan oo isku mid ah ama isu dhigma.
Sinnaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
mase
Qeexid
(nax.) Eray lagu xiriiriyo labada dhinac ee weyddiinta. Tus. “Ma midigta
Qaabnaxweed & Naxwe
xi.we
xi (xiriiriye) — xiriiriye (conjunction)
Qeyb: naxwe
we (weyddimeed) — weyddimeed (interrogative)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
maseyn
Qeexid
ld miseyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
mas
Qeexid
Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh.
Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
mas
Qeexid
mas'uul m.l (-llo/-liin, m.dh) 1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
Wadaag:
maso
Qeexid
Abeeso; mas.
Abeeso-lugaley. ld manso.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
mashaqee
Qeexid
Wax mashaqo ku abuurid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
masaafee
Qeexid
Naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid; walaal iwm) ka fogeyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
malee
Qeexid
(f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid.
(f.mg) Isu m.: isu haysasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
masax
Qeexid
ld masixid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
masal
Qeexid
Tusaale.
M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil1, matal1, matil1, mesel1, metel1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
masaf
Qeexid
(-fyo, m.dh) Weel leh af ballaaran iyo dabo dhuuban oo daloosha oo hoorayaasha ku shuba weelasha afka dhuuban; dublad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xasee
Qeexid
Wax qarin, wax xas ku ridid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: