Qeexid
"ld mihi."
[-iyay, -isay]
meh yay
meh say
f.g2"ld mihi."
Wadaag:
Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya.
Maal naag la guursanayo lagula heshiiyo oo ay si sharci ahaan ah ninka ugu yeelato. ld mahar.
m.l
Wadaag:
Naag si sharci ah nin ugu xirid (guur). ld mahari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Naag meher ku xirad. ld maharso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-do, m.l) Hawl gaar ah oo qof dhab u yaqaan oo uu ku xoogsado.
m.dh
Wadaag: