Qeexid
ld min1.
ld min1.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Laba qori oo yaryar oo darafyadooda sare harqoodka galaan, darafyada hoosana indhali isu hayso, oo dibiga qoortiisu ku dhex jirto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: min2 fk. Midkiiba. Tus. “Nimankan min kun shilin sii”.
m.l
Qeexid: Guri, aqal.
Qeexid Xigta: Ilmaggaleen, ilmasideen.
Qeexid Kale: Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gabar.
Qeexid Xigta: Gabar gaartey da'dii guriyeelashada welise aan la guursan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wiil,
Qeexid Xigta: Nin dhalin yar.
Qeexid Kale: ld iran (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld munnaarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Markab weyn oo dagaal.
Qeexid Xigta: ld mimbar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Qof roob ama col miray ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof ama wax la miray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -aannaa, -aannayd
Qeexid: ld miisaaman.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: milan caadi ah m.l (-nno ..., m.dh) (kiim.) Milanka ay ku jiraan culays hal garaam isudhigan halkii litir ee Milan ahba. Waxa lagu asteeyaa summadda N, sida O.2N, I.ON, iwm.
Qeexid: milan sare m.l (-rayaal, m.l/dh) (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta badan milanka kale.
f.mg1
Qeexid: Milme wax hoore ku qasmay noqosho.
Qeexid Xigta: Dhar wax liinbaxay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Milme wax hoore ku qasmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-iyo, m.l) Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado. ld middi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: minii xi. Haddii.
m.dh
Qeexid: ld manno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Kaltan.
Qeexid Xigta: ld miltamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Si siman wax u kaltan siin. ld miltan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-nmay, -nmantay; -nmi) ld siman1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]