Qeexid
ld muqdaafi.
[-iyay, -isay]
f.g2ld muqdaafi.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld muqdaafin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld muqdaaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Huuri muqdaaf ku seebin. ld miqdaafi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg muqdaafi. ld miqdaafin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Loox dacal ballaaran oo lagu seebiyo huuriga iyo bedenka. ld miqdaaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley tartiib u wadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]