Qeexid
"eeg miree."
"eeg miree."
Wadaag:
Qof roob ama col miray ahaansho.
Qof ama wax la miray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(jool.) Bur-bur dhadhaabeed kasta oo ka hara dhaqaaqa dhadhaabta baraf weynuhu uu hoosta ku jiidayo.
m.dh
Wadaag:
Warwareeg badan oo aan ujeeddo lahayn oo meelo badan lagu tago. ld miraafid.
m.l
Wadaag:
Miraf sameyn ama meelo warwareegid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag: