Qeexid

"eeg muraaqoo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muraaqood oo kali ah:
  • Muraaqood iyo caloolyow intay ku beereen ereyadii ku xardhanaa waraaqdu, ayey ismoogaan ugu tagtay Ilhaan oo weli madbakha dhex meeraysa si uu wakhtigu u dhaco.
  • In loo muraaqoodo xilli lasoo gudbey waxay u aragtaa in ay tahay maqaar duugoobey oo lays daba jiidayo.