Qeexid

"ld murji."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murgi oo kali ah:
  • Waxaa arinta sii murgiyay Isimadii dhaqankaxka qaarkood oo ku milmay siyaasiyiintii beeshooda, Ku takrifalkaa awoodeed waxay sahashay in reer walbaa dhexdiisa is qabto, kala jajabo, boqradaana Isimo cusub.
  • Waxaa si aad ah noo murgiyay sheekookinya naxdinta leh ee ku saabsan dadka ku haray dalka gudihiisa iyo kuwa xeryaha qaxootiga u soo socday maalmo iyo toddobaadyo.