Qeexid
eeg oodee.
eeg oodee.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
m.f.dh
Qeexid: eeg oodafee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu dhufto, oo laba melood laysaga hawakaco.
Qeexid Xigta: Cayayaan yar oo boodbooda oo dadka iyo nafleyda kale dhiigooda ku nool; qandhiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan.
Qeexid Xigta: Bawdka beerta.
Qeexid Kale: Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay. 4. ld oodmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ciyaarta shaxda oo aan meel laga soo galo lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm).
Qeexid Xigta: Arrin, hadal iwm wax naan meel haysan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Xero wax la ooday ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof aan waxba la dhacsiin karin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ood weyn oo xerada xoolaha afka laga saaro.
Qeexid Xigta: Aflagaaddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg oofee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg codee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Geed la gooyey xero ka samayn.
Qeexid Xigta: Xero, guri iwm afka ka daboolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo.
Qeexid Xigta: Geed qodax leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg oodo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Cid aflagaaddo gaarsiin
Qeexid Xigta: Xero afka ood ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg odayee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Badar uu dhalo geed digir ah oo fufay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin da' weyn; duq; waayeel.
Qeexid Xigta: Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Biyo ka saaridda walax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld deyn2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ootay, -oodatay
Qeexid: Xero iwm ood ku wareegsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Oday ahaansho. ld odaytinnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]