Qeexid
"eeg qaaci."
"eeg qaaci."
Wadaag:
Wax qaac ka keenid.
Haruub qaac ku kululeyn.
Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Saldhig xoog leh oo militari.
Xeer kooban oo maaddo cilmi ahi ay leedahay.
m.dh
Wadaag:
Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic1, qiiq1 (2), qiiqaab1.
m.l
Wadaag:
Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic2, qiiq2, qiiqaab2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: