"ld qaangal."
Wadaag:
ld fangal1.
m.f.dh
ld qaybgal1.
eeg gacangal2.
eeg qaangaar2.
ld magangal1.
Dhigashada waajibka oo qaacelin ah. ld qaangelid.
m.l
ld ballanqaadid.
ld dhaqangal1 (2).
eeg qajeel2.
ld gaajabbeelid.
m.dh
Nooc kalluunka ka mid ah.
Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
(-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m.l.u
ld galmo, galniin, gelis2, gelitaan, gelniin.
ld qalniin.
Hanti, dhiig iwm oo cid lagu yeesho.
Qof 15 sano gaarid.
f.mg1
-ray, -rtay
(-aamay, -aantay; -aami) Is q.: xil is qaadid (qof).
f.g1
eeg qaabbil2.
(-rro, m.l) Qof gaaray da'dii shan iyo tobnaad.
Waxnabadgelyo siin.
f.g2
-iyay, -isay
ld qaandhaw1, qandhow.