Qeexid

ld qixin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaxin oo kali ah:
  • Duqa magaalada ayaa shacabka ka codsadey in dadku qaxin kadib markii digniintiisu sababtey in shacab badan ka barakaceen xaafdahaas xaalkaas oo QM ka digtey.
  • Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan oo ku Baaqay in aan Shabaka Beledweyne Guryahooda ka qaxin.