Qeexid
"eeg qooq2."
"eeg qooq2."
Wadaag:
Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax abaahiyaan.
Ciyaar; dheel.
Kacsi. 4. Kibir; islaweyni.
m.l
Wadaag:
Xoolo lab qooq ku dhicid.
Ciyaarid; dheelid.
Dad kibrid. 4. Gabar galmo u baahasho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho.
Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho.
Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Lugta ariga, lo'da gammaanka iyo ugaadha inteeda hoose ee qanjaafaha leh.
Anqow.
Taakada kabaha.
m.l
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag: