Qeexid

"eeg qotomi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qotomin oo kali ah:
  • Qaybta danbe ee Qormadan waxaan ku qotomin doonaa sida ugu haboon ee Wariyahu ku gudan karo shaqadiisa kuna yarayn karo xaalad kasta oo abuuri karta in loo dilo war uu sii daayay.
  • Al-Rabiic Binu Ziyaad "waxaan dhulka ku qotominayaa warankan, dabadeedna waxaad korkiisa ku shubaysaa dahabka kiisa huruudka ah iyo fiddada ama qalinka ilaa aad ka qariso qarin".