Qeexid
"ld qurdudumsasho."
"ld qurdudumsasho."
Wadaag:
Wax adag ilka ku burbursasho. ld qurdujubso, qurjujubso, qurjujumso, qururumso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg qurdudumso. ld qurdudumsad, qurdudumsi, qurjujubsad, qurjujubsash
m.f.dh
Wadaag:
Weel yar oo qori ka samaysan oo badarka iwm lagu cabbiro.
ld qurus. In cunto ah oo qof hal mar la siiyo.
m.l
Wadaag:
Qof madaxa maluuqday ahaansho.
Lo', ari wax seenyoon ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Iniinaha yaryar ee cudbiga.
Timo aad u jilicsan marka la shanleeyo seexda.
m.dh.u
Wadaag:
Gabadh madaxa ka xiiran oo yuul ah.
Q. ah: ri' dhego yaryar oo foolxun.
m.dh
Wadaag: