"eeg qurgoo."
Wadaag:
qurgo'id m.f.dh eeg qurgo'.
qurgo' f.mg1 (-'ay, -'day) Cid dhimasho.
Nafley nafta ka qaadid.
f.g2
-gooyay, -goysay
eeg surgoo.
m.f.dh
Naf ka goynta cid nafta laga gooyo.
m.dh
eeg qasgoo.
eeg gargoo.
Naf; ruux.
Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin.
eeg sargoo. ld sargoys.
Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya.
Cid u duurxulid.
-iyay, -isay
eeg goo. ld goys, goysmo.
eeg qoo.