"ld qurdudumsasho."
Wadaag:
ld qurdudumso.
f.g3
-saday, -satay
ld qurdudumsasho.
m.l
m.dh
ld qurdudumsasho, qurjujubsad.
Weel yar oo qori ka samaysan oo badarka iwm lagu cabbiro.
ld qurus. In cunto ah oo qof hal mar la siiyo.
Koritaanka jirku sameeyo.