Qeexid
"eeg qurmi."
"eeg qurmi."
Wadaag:
Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya.
Cid u duurxulid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ur xun yeelasho (wax). ld qarmuun1, qurmoon1.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Geed abaareed weyn oo leh qodax, mayrax, xabag wanaagsan iyo abqo.
m.l
Wadaag: