Qeexid

"eeg qurxi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qurxin oo kali ah:
  • Caqligu waxa uu kuu qurxin karaa talo, laakiin xikmaddu waa midda kuu kala saaraysa dhibta ama dheefta ay taladu keeni karto.
  • Birta Koberta iyo jaandiga ay ka midka tahay waxaa aadamuhu soo isticmaalayeen wakhti aad u dheer, waxaa la sheegaa in wakhtigii boqortooyadii Roomaanka loo isticmaali jirey naxaasta qurxin iyo in lagu dhahaadho sheeyo kale.