Qeexid
"eeg riir3."
"eeg riir3."
Wadaag:
Wax hoos u sii deyn.
Qof jago ama dhibco ka qaadid.
Xabbad, waran iwm gannid. 4. Wax wax kale dul saarnaa ka tuurid. 5. Ka r.: dugaag ama tuug wax uu sito ka dhigid. 6. Ku r.: xoolo ama dad jid ay maraan ku hagaajin. 7. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin si wax ku jira loogala soo baxo. 8. Isha ka r.: arrin xalkeeda asiibid. 9. Dib u r.: arrin fulinteeda dib u dhigid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Nagaar udgoon oo sida reexaanta subagga lagu shiilo.
Qori xalleefsan, adag oo haragga xoolaha markuu qallalo hilbaha looga hoolo laguna jilciyo; hiige.
m.l
Wadaag:
Weel, maro iwm afkooda wax ka jarjarid si uu u sinnaado.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Googo' laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado.
Cayil ay keento dhalid la'aantu.
m.l
Wadaag:
ld gowiir1 (2), gowriirsad, gowriirsasho, gowriirsi.
m.f.dh
Wadaag: