Qeexid
"eeg roor2."
"eeg roor2."
Wadaag:
Xarig siriq leh xoog u dhufasho si uu u guntamo.
Cinjir, xarig, iwm isku ururin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Orod samayn.
Cinjir, xarig iwm isku soo ururid.
La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Orod.
Jirjiroole.
Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha.
m.l
Wadaag:
Rati qooqan hal cayrsasho si uu u abaahiyo.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: