Qeexid
"eeg saar2."
"eeg saar2."
Wadaag:
Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Dariiqada lagaga soo saaro bir macdanteeda.
(kiim.) Ka soocidda walax laga soocaayo iskujir iyadoo la adeegsanaayo milmidda xula-shada leh.
m.dh
Wadaag:
Nin naag u galmoosho.
Wan lax kudud.
Wax, wax kale dul dhigasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Ka s.: wax meel ka bixin.
Ku s.: meel col u dirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay.
Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.
m.l
Wadaag: