Qeexid

"ld sabbayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabbays oo kali ah:
  • Sheekh Cabdi Oomaar oo Aw Geesh ku magac dheeraa, waxa uu ku Dhashay meesha Sabbayse la yidhaa oo ku taal Kililka Shanaad.
  • Waxa dhacday in tintii Maxamed Nuur Fadal laga soo jaray ay biyaha dul sabbaysay oo degi waydey.