Qeexid

"ld sabcin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sacbin oo kali ah:
  • Intii aanu joognay Lusaka marka baabuurkayagu jidadka marayo iyadoo mootooyin hor kacayaan dadku way noo sacbin jireen iyagoo isu sheegaya ‘ waa kuwaas Soomaalidii digniinta culus siisay Koonfur Afrika hadday mar dambe innagu soo xadgubto!’
  • Waxaan kaga baxay iyagoo wada sacbinaya.