Qeexid
"eeg sarraysii."
"eeg sarraysii."
Wadaag:
Ka s.: wax, wax kale ka kor marin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Xilli subax ah oo iftiin wacani jiro laakiin qorraxdu aanay soo bixin.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Qof lacagaha qalaad isku beddela oo sarrifa.
m.l
Wadaag:
Xaashi, loox iwm wax sadarro loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: