Qeexid
"eeg sarrifo."
"eeg sarrifo."
Wadaag:
Lacag wax la sarrifay ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Lacag isku taal jajab u beddelasho.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
Lacag isku taal googo' u dhigma u beddelid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay.
ld sarrifid.
m.l
Wadaag:
Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyadoo aan la sii dayn xoog ugu jiidid si caleentu uga daadato. ld sarriig2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: