Qeexid
"eeg sarsar2."
"eeg sarsar2."
Wadaag:
Jeexjeex yaryar oo aan maqaarka dhaafsanayn oo oogada loo yeelo.
Oodda reerka dusha uga wareegsan; deyr; meegaar;
Dhinac.
m.l
Wadaag:
Qof oogadiisa jeexjeex u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geed ka mid ah geedaha dhulka ku faalala ama geedaha kale isku mara oo aan qodax lahayn, laamo jiljilacsanna leh.
m.l.u
Wadaag:
Geed faalala oo laamo dhaadheer iyo caleemo yaryar leh oo geelu daaqo.
m.l
Wadaag:
Saabaanka guriga mid ka mid ah oo lagu korseexdo inta joodari iyo barkimooyin la saaro.
Salka weelka.
Saliid.
m.dh
Wadaag: