"ld saawayn."
Wadaag:
eeg saawee. ld sawayn.
m.f.dh
eeg saree.
eeg salee. ld salays.
m.dh
ld sifayn.
Cid aad u qaylin.
f.mg1
-xay, -xday
(-xyo, m.dh) Qaylo dheer.
m.l
ld sow.
fk.we
eeg sadqee.
eeg saamee. ld saamays.
eeg sabbee. ld sabbays.
eeg sancee. ld sancays.
eeg sarree.
(-byo, m.dh) Dhaandhaan; nacas.
Abaalmarinta Ilaah qof wax fiican sameeyey abaalmariyo.
Cid dhaan dhaamid.
f.g1
-bay, -btay
Ka s.: cid dhimatay sadaqo la bixiyay Ilaah in uu ajar ka siiyo u baryid.
f.mg2
-iyay, -isay
Buuq badan ama qaylo dheer.
eeg sawax2.
eeg saqafee.
eeg salabee.