Qeexid
ld seero.
[-stay, -satay]
f.g3ld seero.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld seerid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Awr seeto ku xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld seerasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Dhul iwm wax xuduud leh ahaansho.
Qeexid Xigta: Dhul wax xirmaysan ahaansho.
Qeexid Kale: Cid wax mingis, boorane iwm laga tumay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ka s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq kala qaybisa u samayn.
Qeexid Xigta: Cid mingis, boorane iwm ka muddeyn. ld seeree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa.
Qeexid Xigta: Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax inuu baas leeyahay u qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg seero. ld seeraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Neef shiro u qalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Shahwo iska keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: seeraari lg2 Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Dhul iwm xuduud u samaysasho. ld seerayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo caddaynaysa meesha mid ku dhammaado midna ka billaawdo; soohdin; xudduud; xad.
Qeexid Xigta: Dhul laga xayiro daaq-sinka xilliga doogga ah si loo daaqo jiilaalka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Firimbi.
Qeexid Xigta: Dhul ka fog biyaha oo oomane ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Nafley cudur ka bogsasho.
Qeexid Xigta: Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg seeraar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld seeraarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg seeraari. ld seeraaris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]