Qeexid
"eeg shallaa."
"eeg shallaa."
Wadaag:
Qoomamaynta laga qoomameeyo dhacdo hore. ld shallayto.
m.l
Wadaag:
Ku sh.: meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku dhicid.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
/dh Meel hoos u dheer, ciriiri ah oo wixii ku dhaca sida looga soo baxsho dhib badantahahy.
m.l
Wadaag:
Nabar ku samaysma tagoogta geela afkeeda kore marka shafku xoqo.
m.dh
Wadaag:
Wax meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Calaamad madow oo candhada idaha ku taal.
Gar-basaar yar oo gabdhuhu luqunta saartaan.
Maro yar, bul jilicsan leh oo kooraha fardaha la dul saaro. 4. Qalab yar oo qof socod ku jira uu qaato.
m.dh
Wadaag:
Calaamad madow oo candhada idaha ku taal.
Gar basaar yar oo gabdhuhu luqunta ku xirtaan.
Maro yar, bul jilicsan leh oo kooraha fardaha la dulsaaro. 4. Qalab yar oo qof socod ku jiro qaato.
m.dh
Wadaag: