Qeexid
"eeg shalwo."
"eeg shalwo."
Wadaag:
Cudur ka yimaad nadaafad xumada oo waxyeeleeya carruurta iyo naagaha ummulaha ah.
m.dh
Wadaag:
Wax meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku sh.: meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku dhicid.
f.mg3
-waday, -watay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xubinta u dhexeysa bowdada iyo majinta nafleyda qaarkeed.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax shaasho ku dhacday noqosho (carruur iyo haween). ld shaashoo.
f.mg1
Wadaag:
Cid meel deggan oo inta qof u yimaada iskala jooga. ld shalamad-dhigid.
m.dh
Wadaag: