Qeexid

"ld sharad1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shardi oo kali ah:
  • Shisheeye ha noo dambeeyee, horta annagu ma nahay shacab sharfan oo badi shardiid ah?
  • “Waxaa shardi noqonaysa inuu ninka ganacsadaha ahi, xoolaha ku iibsado lacagta Birta ah, taasina waxay sababaysaa in lacagta Birtu ku faafto deegaanada Kililka oo dhan.”