Qeexid
"eeg shishee."
"eeg shishee."
Wadaag:
shishay s. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa ayay deg-ganyihiin”. ld shishe.
Wadaag:
Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal.
m.l
Wadaag:
(xis.) Shaygu waa wax leh qaab go'an oo aad taaban kartid, ama arki kartid oo aan nooleyn.
m.l
Wadaag:
Dhagax dubnadeed oo wajiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min lix dhibcood ku leh.
m.dh
Wadaag:
Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo.
Qof jooga dal uusan u dhalan.
m.l.kh
Wadaag: