Qeexid
"ld suulgoranyee."
[-yeeyay, -yesay]
suulgoraye eeyay
suulgoraye esay
f.mg2"ld suulgoranyee."
Wadaag:
Hal geel ah suulgoranyo ah u xiran ahaansho; halgeel ah suulgoranyo ku samayn. ld suulgorayee.
f.mg2
-yeeyay, -yesay
Wadaag:
Hab lagu ciqaabo hal geel si loo oggolaysiiyo in la maalo. ld suulgorayo.
m.dh
Wadaag:
Wax si suulgoranyo ah u xiran ahaansho. ld suulgorayaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg suulgo ranyaysan. ld suulgoranyaysnaansho, suulgorayaysnaan, suulgoraya
m.f.dh
Wadaag:
Hal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga marid.
f.mg2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Heeryo dabaggoryo u samayn.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag: