Qeexid
"eeg suux."
"eeg suux."
Wadaag:
Nafley wax miyir beelay ka dhigid.
Nafley daawo dareenka ka qaadda ku durid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley wax la suuxiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-ooyin suuxinta, m.l) (daaw.) Dawo yareysa ama baabi'isa dareenka oogada oo dhan ama qayb ka mid ah jirka. D.da s.ta oogada oo dhan oo qalliinka loo isticmaalo waxay damisaa shaqada maskaxda taasoo keenta miyir beelid.
m.dh
Wadaag:
Wasaq badanaa isugu jirta maduul iyo dufan oo dharka iyo jirka dadku yeeshaan.
Naqa ugu horreeya ee roob soo saaro.
m.dh
Wadaag: