"eeg suyuc2."
Wadaag:
Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.
m.l
Wax la huuriyey ur xun yeelasho.
f.mg1
-cay, -cday
eeg huyuc2.
m.f.dh
Wax suyucay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
ld suusacid.
eeg sumac2.
eeg suyucsan. ld suyuc sanaansho.
ld suusucid.
m.dh
eeg surbac.
/dh ld suyucsanaan