Qeexid
"eeg taftaaf."
"eeg taftaaf."
Wadaag:
Cudur nafley uu ku dhacay ku raagid.
Cid sixrid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax jirro ku raagtay ahaansho.
Wax la sixray ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Raad la xiriira gigsanaanta dusha ee dareere, waana tan keenta inuu dareere kor u raaco ama hoos uga soo dego dhuunyaro ligan.
m.l
Wadaag: