Qeexid
"eeg taltaal."
"eeg taltaal."
Wadaag:
Cid hawl ay hayso ka jeedin.
Balaayo cid ku dhicid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(daaw.) Hab loo sameeyo ama loo kiciyo difaaca jirka oo liddi cudur ku ah iyadoo la adeegsanayo “tallaal”, ama diyaarin khaas ah ee walax antiijineed oo kicineysa sameynta antiiboodhiga ku ha-boon.
m.dh
Wadaag:
U t.: cid meel xukumid.
Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho.
Ku t.: arrin talo ka bixin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
baaluq1 m.l (-qyo, m.dh) B. ah: qof da'di qaangaarnimada gaarey.
ld baaltaag1. baaluq1 m.l (-qyo, m.dh) B. ah: qof da'di qaangaarnimada gaarey.
m.f.dh
Wadaag: