Qeexid
"eeg taqsiino."
"eeg taqsiino."
Wadaag:
In yar oo tubaako ama jaad ah oo mar canka la geliyo.
Muusig yar oo ka horreeya heesta.
m.dh
Wadaag:
In yar oo tubaako ama qaat ah ruugid (qof).
f.mg3
-ntay, -natay
Wadaag:
Arrin go'aan ka gaarid.
Ku t.: wax filasho.
La t.: talo cid la garabsasho.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
eeg dammiino. ld damiinad1, damiinasho, dammaanad1, dammaanasho,
m.f.dh
Wadaag: