Qeexid
"ld tarbiyo."
"ld tarbiyo."
Wadaag:
Cid asluub wanaagsan ku barbaarin.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Hadallo qof wax uu ku farxo helay loo jeediyo; hambalyo.
m.dh
Wadaag:
Iin dadku lugaha ku yeeshaan oo jilbuhu dib u riixmaan.
m.dh
Wadaag:
Si tarbiico leh isu taagid.
Derbi in yar isku tiirin.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-do, m.l) Markab bad dhex maraya biyaha kor uga duula; darbad. ld darshad.
m.dh
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Koofiyad dhuuban oo dhalada ama dhinac bul dheer ka raaraco oo askartii talyaanigu qaadan jireen; waxaa waagii hore raggu ka qaadan jiray dalka Turkiga. ld darbuush.
m.l
Wadaag: