Qeexid

"ld tukubid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tukub oo kali ah:
  • Cadceeddu iyada oo aad mooddo in ay huruud marsatay, waxay u sii tukubaysaa godkeeda, waxaanay gayiga ku sii sagootinaysaa falaadho casuusa.
  • Maxaa iiga dana naftaydaan tukubaddii u qaadiwaayee!